Ciidamada Amaanka Dowladda Kenya ayaa xalay saqdii dhexe xiray Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo kamid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku nool dalkan Sida ay Sheegeen Qaar Ka Mida Eheladiisa?
Dr Ibraahim faarax ayaa kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyed ee ka faaloota Arimaha Siyaasadda Geeska Africa?