Saturday, May 9, 2026
HomeBarnaamijyadaCiidamada Bangaraaf ee saldhigoodu yahay Gaalkacyo ayaa xalay nin kasoo qabtay degmada...

Ciidamada Bangaraaf ee saldhigoodu yahay Gaalkacyo ayaa xalay nin kasoo qabtay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud

Ciidamada Bangaraaf ee saldhigoodu yahay Gaalkacyo ayaa xalay nin kasoo qabtay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud

Ninkan xalay saqdhexe laga qabtay magaalada Baxdo ayaa la sheegay in ciidamadu ku tuhmeen katirsanaashaha Alshabaab

Ma jirto faahfaahin kasoo baxday ciidamada hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in ninka lasoo qabtay la geeyay magaalada Gaalkacyo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe