Wednesday, March 19, 2025
HomeWararCali Khaliif Galeyr iyo Waft uu Hogaaminayo Oo gaaray Magaalada Laascaanood.

Cali Khaliif Galeyr iyo Waft uu Hogaaminayo Oo gaaray Magaalada Laascaanood.

Waxaa gaaray Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Wafdi uu hoggaaminaayo Cali Khaliif Galeyr, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Waxaa uu sheegay Cali Khaliif Galeyr in uu Magaalada u tagay sidii uu kulamo kala duwan ula qaadan lahaa qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool gobolka Sool.

Booqashadda Cali Khaliif ayaa timid xili gobolka Sool Maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhacaayay dagaallo Khasaare badan geystay oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland iyo Puntland.

Cali Khaliif Galeyr oo horay u ahaa Madaxweynaha Khaatuma ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu la heshiiyay Somaliland,islamarkaana hadii ay yihiin Khaatuma ay ku biireen Somaliland.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe