Tuesday, April 21, 2026
HomeWararBiyo la’aan xooggan oo ka jirta magaalada Kismaayo

Biyo la’aan xooggan oo ka jirta magaalada Kismaayo

Bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya biyo la’aan ka jirto magaalada, taasi oo saameyn ballaaran ku yeelatay dadka ku dhaqan magalada.

Arrintan ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiinta maamulka Jubaland, kuwaas oo sheegay inay wadaan qorshe wax looga qabanayo cabashada bulshada magaalada.

Biyo la’aanta ayaa ah tii ugu horreysay ee lagu arko magaalada Kismaayo, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe