Wednesday, January 15, 2025
HomeWararBaarlamaanka DFS Oo Ansixiyay Xeerka lagu aas-aasay Baarlamaanada Midawga Africa.

Baarlamaanka DFS Oo Ansixiyay Xeerka lagu aas-aasay Baarlamaanada Midawga Africa.

Kulanka golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/ramaan ayaa lagu ansixiyey hab maamuuska xeerka lagu aas aasay Baarlamaanada Midawga Africa, kaas oo Soomaaliya ay xubin ka tahay.

141-Mudane ayaa ogolaaday xeerkan, waxaana ka aamusay 3-Xildhibaan, sidaas ayuuna ku meel maray, sida gudoonka golaha shacabku sheegeen.

Xeerkan ayaa shalay Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay ansixiyeen, ka dib markii uu horgeeyey Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka, mudane Mahad Cabdalla Cawad.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe