Home Warar Baarlamaanka Aqalka Hoose oo Maanta Kulan Ku Leh Muqdisho

Baarlamaanka Aqalka Hoose oo Maanta Kulan Ku Leh Muqdisho

211

Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Somaliya Ayaa Maanta Ka Doodi Doonaan Miisaaniyada 2019, oo xildhibaanada golaha ay ku kala aragti duwanyihiin.

Dhawaan Gudiga Maaliyada Ee Baarlamaanka Aqalka Hoose Ayaa Lagu Amray In Ay Dardar Galiyaan Howlaha Maaliyadeed Ee Dalka Inta Ka Dhiman Sanadka 2019