Ayax farabadan ayaa ku habsaday degaano ka tirsan Gobolka Gedo, iyada oo uu ku habsaday dhul beereed dhowr ah, isla markaana uu baabi’iyay dagaalyo ku yaal Beerahaas.
Magaalooyinka Gobolka Gedo ee uu Ayaxa ku habsaday ayaa waxaa kamid ah degmada doolow, waxaana Maamulka degmada & Dadka Shacabka ay bilaabeen inay sameeyaan qorsho ay uga hortagayaan ayaxa.
Privacy Policy
This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

