Saturday, January 17, 2026
HomeWararGudahaAlshabaab oo qabsatay deegaanka tardo ee gobolka Hiiraan

Alshabaab oo qabsatay deegaanka tardo ee gobolka Hiiraan

Al-Shabaab ayaa qabsatay deegaanka tardo ee bartamaha Soomaaliya kadib markii ay ka guureen ciidamada deegaanka ee halkaas joogaay sida uu u sheegaay warbaahinta gudoomiyaha tardo.

Waxaa uu yiri’Anaga hada magaalada waan ka baxnay waxaana joognaa meel aan magaalada u dheeren mana ogi in ay dib u gu laabteen shabaab magaalada iyo in ay joogaan hada.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay ugu baxeen xeelad dagaal ayna xaalada si un noqon doonto.

Al-shabaab ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaay xooga saareen gobolka hiiraan taas oo walaac xoog leh ku abuurtay dadka kunool deegaanadaas.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe