Thursday, May 7, 2026
HomeBarnaamijyadaAllaha u naxariisto Abwaan Sangub oo geeriyooday

Allaha u naxariisto Abwaan Sangub oo geeriyooday

Allaha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub ayaa waxaa uu maanta ku geeriyooday Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.

Geerida Abwaan Singub waxaa xaqiijiyay Abwaan Xirsi Dhuux oo ah Guddoomiyaha  Golaha abwaannada Qaranka ayaa xaqiijiyay geerida Singub.

Abwaan Singub waxaa uu waayadii dambe ku xanuunsanayay Muqdisho waxaana dhawaan loo qaaday Dalka Itoobiya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe