Monday, July 22, 2024
HomeWararAkriso:-Xaaf oo kacagajiidaya inuu kaqaybgalo gogosha farmajo kubaaqay

Akriso:-Xaaf oo kacagajiidaya inuu kaqaybgalo gogosha farmajo kubaaqay

Xaalada Khilaaf Ee Madaxda Maamulka Galmudug iyo Tan Dawlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada ayaa Hada ah Mid Maraysa Meel aan Saladaal Wanagaasan Lahayn Waxaana Socda Dadaalo La.isku Dayayo in Lagu Xaliyo Khilaafka Dawlada Dhxexe iyo Maamul Goboleedyada Waxayna u Muuqataa in Faraha Laga Laabtay Arimaha Khilaafka Madaxda Maamulka Galmudug.

Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Ee Cadaado Kusugan ay Sheegeen inay Xilkii Kaqaadeen ayaa Tan iyo Markii uu Kaqayb Galay shirkii ay isku dhaarsadeen Maamul Goboleedyada Ee Kadhacay Magaalada Dhuusa-Mareeb Waxa uu si wayn uga soohorjeeday Dawlada Fidraaka Soomaaliya.

Waxa uu iska diiday Codsigii Dawlada Dhexe Ee Dalka ay iskuyeertay Madaxda Galmudug si Loodhax-dhaxaadiyo iyo Codsigii Kale Ee Kasoobaxay Xaafiiska Madaxwaynaha Dalka Ee Looga Dalbanayay Madaxda Maamul Goboleedyada inay Yimaadaan magaalada Muqdisho Silooga Hadlo Khilaafka Kaladhaxeeyay Dawlada Dhexe Ee Dalka.

Dhaw War-saxaafadeed Oo Kasoobaxday Xaafiiska ayuu Kushaliilay Madaxda Dawlada Asagoona inbadan Ku Eedeeyay Faragalin inay Kuhayaan maamulka Kalajabay Ee Galmudug.

Ku,adkaysiga Go,aankiisa iyo Kahor imaanshaha Codsiyada Madaxda Dalka ayuuna Kumutaystay in Shahaado Sharaf Lagu gudoonsiiyo Shirkii Qaarkamida Maadaxda Maamul Goboleedyada Ee Kadhacay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Putland.

Hase ahaatee Hada Waxaa isha Lagu hayaa Jawaabta uu Xaaf Kabixiyo Warqadii uu soosaaray Madaxda Xukuumada Shiiq-maxamed Shaakir Cali Xasan oo uu kusheegay in Galmudug ay diyaar utahay Kaqaybgalka Gogosha Wada hadalka Ee Madaxwayne Farmaajo uu Markale iskugu yeeray Maamulk Goboleedyada.

Hadii uu Kahoryimaado Warqada uu soosaaray shiiq-Maxamed Shaakir Waxaa Qarxaya Khilaaf Sookaladhaxgala isga iyo Madaxa Xukuumada Hadii uu Kuraacana Waxa uu Wayn Doonaa Qaarkamida Madaxda Maamul Goboleedyada oo ay Isku Garab ahaayeen.

Warar aan Kahelayno dhuusa-Mareeb Oo Aan Laxaqiijin ayaa sheegaya in Khilaaf uu Kadhaxjiro Madaxa Xukuumada iyo Xaaf Kaas oo Ku,aadan Kaqaybgalka Gosha Wadahadalka Ee uu Kudhawaaqay Madaxwayne Farmaajo uuna Aqbalay shiiq Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumada Galmudug.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe