Thursday, June 25, 2026
HomeDhageysiAkhriso:-Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Gudiga Doorashada KGS

Akhriso:-Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Gudiga Doorashada KGS

Waxaa Maantay magaalada Baydhabo Ee Xarunta Kumeelgaarkaa Ee Maamulka Koonfur Galbeed Kulan Kuyeeshay Xildhibaanada baarlamaanka Maamulkaasi.

Kulanka ayaa Waxa ay Xildhibaanada maanta Kaga Doodeen Ansixinta Gudiga Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada kalfadhiga maanta xaadiray waxaa ay gaarayeen 138 Mudane, 134 codka kal soonida siiyay Guddiga doorashada oo ka booban 15 xubnood,waxaa ka aamusay labo xildhibaan halka ay labo kale diideen.

Halkaan KaAkhriso:-Magacyada Xubnaha Gudiga Koonfur Galbeed.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe