Magaalada Addisa-Ababa Waxaa Shalay Kulan Ku Yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kulankaas Oo Looga Hadlay Xoojinta Xariirka Ka Dhaxeeya Labada Dal Ayaa Kulankaasi Waxaa War kasoo Saaray Maamulka Soomaaliland.
Qoraal Lagu Daabacay Bogga Facebook Ku Leedahay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliland Ayaa U Qornaa Sidan:-
” Dawladda Jamhuuriyadda Soomaaliland Waxa Ay Soo Dhaweyneysaa Sida Maamulka Farmaajo U Grawaaqsadey In Ay Soomaaliland Tahay Dawlad Kaalin Muhim Ah Kagag Jirta Arrimaha Gobolka Gobolka Gaar Ahaana Dhinaca Nabad-Gelyada Iyo Horumarka Dhaqaalaha Ee Gobolka Oo Aan Indhaha Laga Ilaalin Karin”