Saturday, March 15, 2025
HomeWararAkhriso:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo soo saartay baaq ku saabsan bisha Ramadaan

Akhriso:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo soo saartay baaq ku saabsan bisha Ramadaan

Hayadda culumada Soomaaliyeed ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxay shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda muslinka ah guud ahaan ugu tahniyadaynaysay bilashada bisha Ramadaan ee barakaysan

Waxay sheegtay Hay’addu in Bisha Ramadaan ay tahay bishii sabarka iyo naxariista, waxaana ay ku baaqayday in si deg deg ah loo joojiyo colaadda Tukaraq, ilaahayna looga baqo dhiigga xaq darrada ah ee qubanaya.

Sidoo kale Hay’addu waxay ku baaqayday in bishaan looga faa’iidaysto xallinta khiaafaadka beeleed ama siyaasadeed ee u dhexeeya dadka Soomaaliyeed ee walaalaha ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe