Tuesday, March 18, 2025
HomeWararAkhriso:- Guddiga Difaaca Puntland oo soo saaray amaro la xiriira ammaanka

Akhriso:- Guddiga Difaaca Puntland oo soo saaray amaro la xiriira ammaanka

Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amaro la xiriira isu socodka gaadiidka iyo dadka, kadib kulan gaar ah oo ay yeesheen.

Guddiga ayaa saraakiisha ammaanka faray in baraha kontoroolada aanay soo dhaafi karin dhammaan gaadiidka sida shidaalka ee ka imaanaya dhanka Garowe.

Sidoo kale shacabka ayaa lagu amray in aanay gaadiidka yar-yar iyo kuwa waa weyn la aadi karin goobaha difaacyada ee ay ku sugan yihiin ciidamada.

Halkaan Ka Aqriso Warmurtiyeedka

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe