Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Hanti dhowraha guud ee maamulka Jubbaland ka dib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa xilkaasi u Magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib.
Hoos Ka Akhriso Warqadda Magacaabista:-