Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in musharixiinta madaxweynaha Galmudug qaarkood iyo Ahlu Sunna war kasoo saari doonaan gudiga doorashada Galmudug ee dhawan magacowday
Wararka Dhuusamareeb ka imaanaya ayaa sheegaya in Ahlu Sunna saacadaha soo aadan la hadli doonaan warbaahinta islamarkaana loo maleynayo inay ka horyimaadan gudiga dowladu magacowday
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in suurogal tahay in Ahlu Sunna dhankooda ay soo magacaabaan gudiga doorashada Galmudug
Wararka kale ee soo gaaraya Cadaado Media ayaa sheegaya in musharixiinta madaxweynaha Galmudug qaarkood kasoo horjeesan doonaan hanaanka loo maray gudiga dhismaha maamul u sameynta Galmudug soona saari doonaan warsaxaafadeed
Wixii kusoo kordha halkan kala soco insha allah

