Tuesday, April 21, 2026
HomeWararDibaddaAgaasimihii TVga Soomaali cable oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Muqdisho

Agaasimihii TVga Soomaali cable oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Muqdisho

Allaha u naxariiatee waxaa caawa qarixii maqaayadda Blue Sky ku geeriyooday Agaasimihii Somali Cable Cabdifataax Macalin Nuur Qeys.
Sida ay noo xaqiijiyeen ehelkiisa iyo saaxibadiis wuxuu ku sugnaa maqaayadda uu qaraxa ka dhacay gudaheeda.

AUN Qeys waxa uu ka mid ahaa wariyaasha ugu caansan Muqdisho kana soo sahqeeyey warbaahinno gudaha oo badan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe