Sunday, April 20, 2025
HomeWararAbiye Ahmed Oo La Tashanaya Ururada Mucaaradka Itoobiya Iyo Kuwa Gobanimo Doonka...

Abiye Ahmed Oo La Tashanaya Ururada Mucaaradka Itoobiya Iyo Kuwa Gobanimo Doonka Ah.

War kasoo baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu sheegay in Raysal-wasaarahe abiye Ahmed 27ka bishan November la kulmi doono Axsaabta siyaasada Itoobiya Ee ka diiwaan gashan iyo Ururada gobanimo doonka ah Sida ONLF iyo OLF.

kulankan oo ay kasoo qayb gali doonaan madaxda Ururada siyaasadeed ee Itoobiya laga aqoonsanyahah ayaa ka dhici doona Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed,waxaana lagaga Arinsan doona isbadalka Itoobiya ka socda iyo Qaabkii doorasho xor iyo xalal ah uga qabsomi lahayd Itoobiya.

Abiye Ahmed ayaa shalay soo magacaabay gudomiyaha Gudiga Doorashooyinka Itoobiya waxuuna sheegay in 2020 Itoobiya kadhaci doonto doorasho hufan oo xor iyo xalaal ah.

Itoobiya oon waligeed dorasho xor iyo xalal ahi kaqabsoomin ayaan lagaran haynin say 2020ka mid cadaalad ahi uga dhici doonto waxana lays waydiin hayaa dorashada kadib waxa dhici doona.

QORAALADA LA XIRIIRA

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe