Saturday, May 16, 2026
HomeWararGudahaAbaabul Dagaal oo ka socda Galgaduud

Abaabul Dagaal oo ka socda Galgaduud

Gobolka Galgaduud waxaa ka socda abaabulka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, kaasi oo ay wadaan saraakiil sare oo katirsan Ciidanka Xoogga oo fadhiyo kala duwan la qaatay hoggaanka ciidanka loo diyaariyay duullaankaas.

Ujeedka Kulamadan ayaa ah siddii weerar loogu qaadi lahaa goobaha ay joogaan Alshabaab, si gacantooda dib ugu soo gasho sida hadalka loo dhigay lana gaarsiiyo adeegyada Bulshadu u baahan tahay.

Qorshaha ugu weyn ayaa ah siddii loo qaadi lahaa guluf dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Ciidamo badan ayaa gaaray deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud, kuwaasi oo maalmaha soo socda bilaabaya howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe