Saturday, October 17, 2026
HomeWararDibaddaFaafaahin:duqeyn ka dhacday Deegaanka cali hayle.

Faafaahin:duqeyn ka dhacday Deegaanka cali hayle.

Diyaarada dagaal ayaa Goor dhaw duqeyma culus ka gaystay Deegaanka Cali hayle oo ka tirsan Galgaduud una dhaw halka ay iska galaan Galgaduud iyo Sh/dhaxe

Dadka Deegaanka ayaa soo weriyay inay arkeen Diyaarado mad madoow oo jawi Hoose ku duulaya waxayna Salaadii Subax ka dib ay gaaf wareegayeen Ceelhareeri, Caliyoow ilaa kalabeyr oo ah deegaano u dhaxeeya Galcad iyo Masagawey

Waxaa la sheegay inay duqeysay goob ay ku sugnaayeen xubna ka tirsan AS oo Isku aruursanayay meel u dhaw Deegaanka Cali hayle Ee Galgaduu.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe