Wednesday, July 29, 2026
HomeWararDibaddaDFS oo sheegtay in saraakiil katirsan ‘AS’ ay ku dishay howlgallo ka...

DFS oo sheegtay in saraakiil katirsan ‘AS’ ay ku dishay howlgallo ka dhacay Galmudug & Hir-Shabeelle.{AKHRISO}

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay saraakiisha ‘AS’ ee lagu dilay howlgallada ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle, xilalka ay hayeen & goobaha lagu beegsaday.

Dowladda ayaa sheegtay in illaa 7 xubnood lagu kala dilay Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud oo todobaadyadii u dambeeyay ay ka dhacayeen howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ halkaasina ay ka dhaceen iska hor imaadyo & duqeymo.

Warsaxaafadeedka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ayaa u qornaa:

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe