Wednesday, June 17, 2026
HomeWararDibaddaCiidamada Israel oo ka baxay Jenin

Ciidamada Israel oo ka baxay Jenin

Ciidamada Israel ayaa saaka oo Arbaco ah ku dhawaaqay in lasoo afjaray hawlgal laba maalmood socday oo ay ka wadeen deegaanka Jenin ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, kaasi oo lagu dilay 12 falastiiniyiin ah iyo hal askari oo Israa’iili ah.

“Howlgalku si rasmi ah ayuu u soo dhammaaday, ciidamaduna waa ay ka baxeen deegaanka Jenin,” ayay tiri afhayeen u hadashay ciidamada oo la hadashay wakaaladda wararka ee AFP.

Milatariga Israa’iil ayaa subaxnimadii hore ee shalay billaabay duullaanka ay ku qaadeen xerada qaxootiga ee Jenin, iyadoo amarkan uu bixiyay Ra’isul Wasaare Benjamin Netanyahu.

QORAALADA LA XIRIIRA

149 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe