Sunday, May 31, 2026
HomeWararMuuse biixi oo mudo kor dhin loo sameyay.

Muuse biixi oo mudo kor dhin loo sameyay.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo laba sano ah u kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Kulan ay maanta yeesheen golaha guurtida ayay ku dhawaaqeen go’aankaan oo ay sheegeen in uu yimid ka dib markii ay qiimeeyeen xaaladda Somaliland ay hadda ku sugan tahay.

Go’aankaan ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu ka shaqeynayay xisbiga tallada haaya ee Somaliland ee Kulmiye.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe