Tuesday, May 26, 2026
HomeWararDoorashada kursi ay ku tartamayaan lix Musharax oo Jowhar ka dhaceysa maanta

Doorashada kursi ay ku tartamayaan lix Musharax oo Jowhar ka dhaceysa maanta

Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadada Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa lix Musharax oo u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#106.

Doorashada ayaa dhici doonta maanta sida ay xaqiijiyeen guddiga.

Kursigaan waxaa horay ugu fadhisay Mino Xasan Shibis,  waxaa uu ahaa Qoondo dumar balse hadda waxaa ku tartamaya xubno u badan rag marka laga reebo hal qof oo dumar ah.

Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo Gudoonsiiyay Murashaxiinta kala ah

1 Osman Mohmed Mohamud ( Xaadole)

2 Shadoor Haji Mohamud

3 Fowziya Sheikh Ali Mohamud

4 Bashiir Mohamed Yusuf

5 Yusuf Abdi Abdulle

6 Yaxye Abuukar Aden

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe