Sunday, May 31, 2026
HomeWararPuntland oo xukun ku riday Nin dil geystay

Puntland oo xukun ku riday Nin dil geystay

Maxkamada Darajada koowaad ee degmadda Burtinle ee Gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sahal  Xasan Maxamed oo dhawaan  burtinle ku diley marxuum  bishaar jaamac Faarax.

Xukunka Maxkamadda ayaa goobta ay ka dhacaysay waxa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee degmada Burtinle , Garsoorayaal, kaaliye yaasha maxkamadda , Xeer ilaalaiyaha guud ee maamulka Pintland , ehelada labada dhinac iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada .

Fadhiyo badan oo kiiskaan maxkamadda kayeelatay kadib ayaa ugu dambeen garsoore Cali ibraahim maanta waxa uu ku dhawaaqay in Sahal Xasan Maxamed lagu xukumay dil toogasho oo ah qisaasta marxuumka uu dilay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe