Saturday, May 30, 2026
HomeWararMadaxweynaha Hir-Shabeelle oo saxiixay Miisaaniyadda 2022

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo saxiixay Miisaaniyadda 2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda Hirshabeelle ee 2022 oo hore uu u ansixiyey Golaha Wasiirada, ayna meelmariyeen Golaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Xildhibaannada Baarlamaanka  Hirshabeelle ee sida xilkasnimada leh u gutay waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa ansixinta Miisaaniyadda cusub.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale u mahadceliyay Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hirshabeelle oo dadaal ku bixisay diyaarinta iyo jaangooynta miisaaniyadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe