Sunday, May 31, 2026
HomeWararWaa sidee Maanta xaaladda Magaalada Boosaaso?

Waa sidee Maanta xaaladda Magaalada Boosaaso?

Waxaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka dhaqan gashay xabad joojintii la kala dhex-dhigay Ciidamada Puntland iyo kuwa PSF ee mudada Saddexda Maalinta ah ku dagaalamayay Magaalada Boosaaso.

Isimada kunool degaannada Puntland ayaa xabad joojin kala dhex-dhigay labada dhinac, iyada oo Ciidamadii ishor-fadhiyay la kala qaaday.

Waxaa dib u bilaawday isku socodka dadka , Gaadiidka iyo Ganacsiga ee Magaalada Boosaaso ayaa dib u bilaawday, kuwaas oo istaagay Saddexdii Maalmood ee uu socday dagaalka.

Beeldaaja Maxamed Beeldaaje Ismaciil ayaa sheegay inay rajeynayaan in nabadayntu sida ugu dhaqsiyaha badan udhaqan gasho oo loo dhameeyo, wuxuuna ugu baaqay Ganacsatada in ay bulshada barakacday Caawiyaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe