Degaanka Ceeldheere ayaa xalay weerar ku qaaday Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Dad ku sugan Ceeldheere ayaa waxaa u ay sheegeen warbaahinta in dagaal culus ay Shabaab degmada kusoo qaadeen, islamarkaana saacado kooban ay la wareegeen gacan ku heynta degaanka Ceeldheere.
Deegaanka Ceeldheere ayaa 30KM u jira Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.
Ciidanka dowladda ayaa xalay dib ula wareegay Magaalada ka dib markii ay ka baxeen Al-Shabaabkii xalay weerarka kusoo qaaday.
Privacy Policy
This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

