Thursday, June 25, 2026
HomeWararSheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay Baydhabo{sawiro}

Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay Baydhabo{sawiro}

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha golaha midowga murashaxiinta Madaxweynaha ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Koofur Galbeed.

Mas’uuliyiinta Maamulka Koofur Galbeed iyo bulshada magaalada Baydhabo ayaa si diiran usoo dhaweeyay Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo safar laba cisho ah ku joogi doona Baydhabo, Mas’uuliyiintii soo dhaweysay waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur-Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi iyo Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Madaxweyne Shariif ayaa Madaxtooyada Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe