Saturday, May 30, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Puntland "Karaantiil ayaan galinay Dad ka yimid Somaliland qaarna Galmudug ayaan u...

Dhageyso:-Puntland “Karaantiil ayaan galinay Dad ka yimid Somaliland qaarna Galmudug ayaan u gudbinay”

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan (Dhabanacad) Oo Kula hadlay Warbaahinta Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa Kahadlay dad dhinaca Soomaaliland Kasoo galay Deegaanada Puntland oo ay karaantiil galiyeen.

Wasiirka Waxa uu sheegay in Dadkaan ay Ku soo wareejisay Wasaarada Caafimaadka Somaliland Kadib Markii ay Kasoo dageen Hargeysa ayna hubinayaan Xaaladooda Caafimaad iyo in ay qabaan Coronavirus halka qaarna uu tilmaamay in ay u soo gudbiyeen Deegaanada Galmudug.

Wasiir Dhabanacad ayaa Xaqiijiyay in ilaa 7-ruux Oo Kamid ah Dadka ay Puntland ku soo wareejisay Wasaarada Caafimaadka Soomaaliland ay Ka soo jeedaan Deegaanada Galmudug Loona Soo gubiyay Galmudug.

Halkaan Kadhageyso 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe