Saturday, May 30, 2026
HomeUncategorizedSAWIRO:-Roobab Lixaad leh Oo Kada,ay Qardho.

SAWIRO:-Roobab Lixaad leh Oo Kada,ay Qardho.

Qardho:-Wararka Saaka Magaalada Qardho Ee Gobolka Karkaar aynu Kahelayno ayaa Waxa ay sheegayaan in Roobab Lixaad leh ay Saacadihii ugu Dambeeyay Kada,een Magaaladaaasi.

Roobabkaan ayaa Waxa ay Biyo dhigeen Wadooyinka Waaweyn Ee Magaalada Waxaan ay ku Soo aadeen Xili Kuleelo ay Kajiraan Halkaasi.

Shacabka Kunool Magaalaad ayaa Waxa ay sheegeen in ay aad ugu Faraxsanyihiin Nimacadaan Alle Kumanaystay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe