Thursday, May 7, 2026
HomeBarnaamijyadaKulankii u dhaxeeyay gudiga dib u heshiisiinta iyo Odayaasha reer Cadaado oo...

Kulankii u dhaxeeyay gudiga dib u heshiisiinta iyo Odayaasha reer Cadaado oo soo dhamaaday

Kulankii u dhaxeeyay gudiga dib u heshiisiinta iyo Odayaasha reer Cadaado oo soo dhamaaday

Odayaasha reer Cadaado ayaa u sheegay gudiga in gabi ahaan aysan tagi doonin Dhuusamareeb

Kulanka ayaa saxaafadu banaan joog ka aheyd

Odayaasha ayaa sheegay in Cadaado tahay xarunta baarlamaanka islamarkaana muhiim tahay in la isugu yimaado si loo dhiso Galmudug

Gudiga ayaa sheegay in go’aanka reer Cadaado u geyn doonaan madaxa dowlada Somaliya

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe