Thursday, April 30, 2026
HomeBarnaamijyadaQodobada ay isku hayaan Khayre iyo Ahlu Sunna

Qodobada ay isku hayaan Khayre iyo Ahlu Sunna

Qodobada ay isku hayaan Khayre iyo Ahlu Sunna

1 R/wasaare Khayre oo diiday inuu saxiixo in Ahlu Sunna 30 xildhibaan ku leedahay baarlamanka Galmudug

2 Khayre oo darajooyin ka hooseya u xiray ciidanka Ahlu Sunna darajooyin ay filayeen

Iyadoo la isku hayo labadan qodob iyo qodobo kale ayaa Ahlu Sunna tuhuntay in awooda lagala wareegayo islamarkaana looga baxayo balamihii hore

Maamulka Ahlu Sunna ayaa sidoo kale ka shakiyay in ciidamo maanta tagi rabay Dhuusamareeb ay damacsanaayeen inay qabtaan Macalin Maxamuud oo ah gudoomiyaha Ahlu Sunna taasi ayaa keentay in ciidanka Ahlu Sunna ay xiraan garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe