Madaxii howgalada ciidamada isku dhafka gobolka mudug khaliif nuur shiil ayaa gor dhow lagu dilay magalada Gaalkacyo xilli uu ka soo baxay salaada taraawiixda.
Sidoo Kale Warar Soobaxaya Ayaa Sidoo Kale Sheegaya In Taliyuhu Dhaawacmay
Ciidanka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ay ku raadinayaan kooxdii dilka geysatay.

