Shil Gaadhi oo Naxdin leh Ayaa Hadda Ka Dhacay Inta U Dhaxaysa Xamaas Iyo Lafaruug oo katitsan Somaliland,
Labada baabur ee isku dhacay mid kamida waa kuwa shacabka ay racaan midna waa nuuca Xamuulka qaado,
khasaara Dhimasha iyo dhaawac ayaa jiro waxaana hada looqaday Hospitalka weyn ee ku yaala Berbera.
Waa Maxay sababta Deegaanada Somaliland ay ugu shilal badan yihin Somalia inteda kale?


