Thursday, May 7, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Biyo La,aan Baasan oo Ka Jirta Qansaxlay

Dhageyso:-Biyo La,aan Baasan oo Ka Jirta Qansaxlay

Dadka Deegaanka Qansaxlay oo Ka Mid Ah Deegaanada Hoosyimaada Cadaado Ayaa Sheegay In Xaalad Abaareed oo Daba Dheeraatay Ay Wajahayan maxamud ali maxamed  oo Ka Mid Ah Dadka Deegaankaasi oo La Sooxiriiray Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ay Sheegay In Dadka Deegaankaasi oo Ah Kuwo Xoolaleeya Xaladoodu Aad Uliidato

 maxamud ali maxamed  Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Biyo La,aan Xoogan Ay Ka Mid Tahay Waxyaabaha Ay Wajahayaan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe