Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen Tootoole Gudomiyaha Degmada Cadaado oo Wareysi Siiyay Idaaacada Coda Gobolada Dhexe Ayaa Si Kulul Uga Hadlay Calaamada Aqoonsiga Gaariga Ee Taargada Iyo Leesinka oo Wasaarada Gaadiidka Galmudug Ay Ku Amartay Gadiidlayda In Ay Qaataan Gudomiye Tootoole Ayaa Sheegay In Markii Madaxweyne Guuleed uu Maamulayay Galmudug Ka Maamul Ahaa Degmada Aydiideen Sababo uu La Xariirshay In Waqti Gaadiidlayda Taargo Lagu Amro Aan La Joogin Maamulkuna uu San Ka Bixikarin Arintaasi.
Sidaas oo Ay Tahay Gudomiye Tootoole Ayaa Xusey In Taargadii Hore Ee Galmudug Aysan Aheen Tani Isla Markaan Laga Badalay Calaamadii Hore Sida uu Hadalka Udhigay Waxaan uu Bulshada Cadaado Uga Digay In Aysan Qadan Taargadaasi Isagoo Dhinaca Kale Amaro Culus Duldhigay Gaadiidlayda Lagu Arko In Talaabo Culus Ay Ka Qaadi Doonaan
Privacy Policy
This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

