Dagaalka u Dhexeeyay Dhinacyada Ku Dagaalamaya Dalka Liibiya Ee Kala Ah Dowlada Caalamku Aqoonsanyahay Iyo Koox kale Ee uu Hugaamiyo Janaraal Gadoodsan Laguna Magacaabo Janaraal; Khalifa Hafta,  Ayaa Noqday Mid Walaac Xoogan Laga Muujiyay Ilaa Iyo 6000 OO Mahaa Jiriin oo Kuxiran Xabsiyo Kuyaala Caasimada Dalka Liibiya Ee Tripoli ayaa Iyaguna Wajahaya Xaalada Kala Daran oo Ay Kala Kulmayaan Dhinacyada Dagaalamaya.
Kooxda Dowlada Caalamku Aqoonsan Yahay Dagaalka Kula Jirta Ee uu Hugaamiyo Janaraal; Khalifa Hafta, Ayaa Lasheegay Tahriibayaal Ku Sugan Goobaha Kooxdiisa Mucaaradka Ah Ay Maamusho In Ay Ku Amreen In Ay Hubqaataan Lana Dagaalamaan Dowlada Liibiya
Dhanka Kale Warbixin uu Baahiyay Talafashinka Aljasiira Ee Xaruuntiisa Dhexe Tahay Magaalada Dooxa Ee Dalka Qadar Ayaa Baahiyay Warbixin uu Ku Sooxiganayo Qaarkamid Ah Mahaajiriinta.
Waxaan Qaarkood oo Isticmaalaya Telefano Si Qarsoodi Ah Ay U Heystaan u Sheegeen Aljasiira In Ay La Kulmayaan Xaalada Biyo La,aan Cunto Yari Iyo Waliba Hooy La,aan
Waxaa Ay Intaasi Ku Dareen In Xitaa Kooxda Mucaaradka Ee Ee uu Hugaamiyo Janaraal; Khalifa Hafta, Ay Ku Amreen In Ay Hub Qaataan Lana Dagaalamaan Dowlada.
Mahaajiriintaax Waxaa Lasheegay In Ay Ka Soo Kala Jeedeena Dalal Dhowra oo Ku Yaala Wadamada Qaarada Africa Ee Dhaca Bariga Dhaca In Kastoo Laga Xusay Somaliya Eretareya Iyo Suudan Ku Waas oo Dalalkooda Dagaalo Iyo Cunta Yari Uga Cararay
Dhinaca Xoghayaha guud ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo colaadda ka aloosan Magaalada Tripoli ee Caasimadda Dalka Liibiya.
Tobanaan Qof ayaa ku dhimatay,Kumanaan kalena way ka barakaceen Magaalada Tripoli, markii ay weerar xooggan ku soo qaadaeen halkaasi ciidamo uu hoggaaminayo, Gen; Khalifa Hafta, oo kasoo horjeeda Dowladda uu Caalamka aqoonsan yahay ee Liibiya.
Janaraal; Khalifa Hafta, ayaa sheegay in ay Ciidamadiisu qabsadeen Garoonka Diyaaradaha ee Tripoli, wuxuuna ku Gacan sayray baaqyo caalami ah oo kaga yimid Qaramada midoobay iyo dhex dhexaadiyeyaal kale oo Caalami ah.

