PUNTLAND ayaa sheegtay inay u xirxirtey dhawr qof oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Eedeymo la xidhiidha xatooyo ama musuqmaasuq lacago.
Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay inay horkeeni doonaan maxkamadda qaar ka mid ah shaqaalaha lagu eedeynayo ku lug lahaanshaha falal xatooyo lacageed

