Dhismaha Xaruunta Ciidanka Xooga Dalka oo Si Der Der Leh Uga Socota Duleedka Magaalad Cadaado Ayaa Maanta Waxaa 200 oo Kiish oo Shamiita Ah Waxaa Ugu Deeqay Maxamed Macli Cabdulaahi Tiiceeye Madaxweynihii Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb
Nuur Maxamuud Geesay oo Loo Soo Wakiishay Bixinta Shamiitadaan Ayaa Gudigii Isxilqaan Ee Dhismaha Xaruuntan Gacanta Ku Haya Ku Wareejiyay
Cabdiraxmaan Maclin Cabdulaahi Diiwaan oo Ah Afayeenka Gudiga Isxilqaan Ayaa Ugu Madahcoliyay Madaxweyne Tiiciiye Kaalinta uu Ka Geestay Dhismaha Xaruunta Isagoo Sidoo Kale Baaq Udiray Madaxda Ugu Sareysa Dalka Jaaliyadaha Iyo Xildhibaanada Deegaan Doorashadoodu Tahay Galmudug.


