Danjirihii Hore Ee Somaliya uga wakiilka ah dalka Senigal, Ambassador Maxamed Xuseen Awliyo oo Degmada Xeraale Ku Sugan Ayaa Idaacada Codka Gobolada Dhexe Uga Waramay Safarkii uu Kutagay Degmada Xeraale Iyo Dagaalkii Halkaa Ka Dhacay
Madaxdii Hore Ee Ahlusuna Ayuu Ku Eedeyay In Ay Ka Danbeeyeen Xasuuqii Halkaa Ka Dhacay
Sidoo Kale Dowlada Somaliya Ayuu Ku Eedeeyay In Aysan Waxba U Qaban Dadkii Ku Barakacay Dagaalkaasi

