Deegaano Dhor Ah oo Hoostaga Degmada Docoley Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Dadka Ku Nooli Waxaa Ay Ka Cabanayaa Biyo La,aan Baahsan Waxaa Ay Sheegeen Hal Ceelbiyood oo Ku Yaala Docolay In uu Ku Filnaan Waayay Dadkii Deegaankasi Islamarkaan Abaarta Jirta Ay Biyo La,aan Xoogani Ug Darsantay
Cali Khaliif Xaashi oo Dadka Deegaanadaasi Ka Mid Lana Soo Xiriiray Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa Codsaday In Biyo Dhaamin Loo Sameeyo

