Tuesday, May 26, 2026
HomeWararMid Ka Mid Ah Xabsiyada Qaarada Africa Ugu Weyn oo Maanta Muqdisho...

Mid Ka Mid Ah Xabsiyada Qaarada Africa Ugu Weyn oo Maanta Muqdisho Lagu Xarig Jarayo

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa lagu waddaa in ay maanta ka qeyb galaan Munaasabad lagu furaayo mid ka mid ah Xabsiyadda ugu weyn Qaaradda Afrika, kaasoo laga dhisay Magaalada Muqdisho.

Xabsiggaan ayaa laga dhisay  Xarunta taliska ciidanka Asluubta Ex Kontorool Afgooye, halkaas uu ka socday dhismaha dib u dayactirka Xaruunta tan iyo Sanadkii 2016-ka, xilliggaan oo uu dhagax dhigay Ra’iisul Wasaarihii xilligaasi Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake.

Xabsiggaan ayaa loo dhisay si casri , waxaana loogu tala galay in looga baxo Cariigii ka jiray Xabsiga dhexe ee Muqdisho.
Furitaanka Xabsigaan Waxaa uu Imaanayaa Xili Maanta Ay Udabaadagayaan Ciidanka Asluubta 49 Sana Guuradii Ka Soo Wareegatay Markaa La Aas Aasay oo Ku Beegneed 1970
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe