Wednesday, June 24, 2026
HomeWararMadaxii Canshuuraha Dekadda Muqdisho Oo Lagu Xukumay 3 Sano Oo Xabsi Ah

Madaxii Canshuuraha Dekadda Muqdisho Oo Lagu Xukumay 3 Sano Oo Xabsi Ah

Madaxii Canshuuraha Dekadda Muqdisho Oo Lagu Xukumay 3 Sano Oo Xabsi Ah.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku ridday 8 ka mid ah shaqaalihii qeybta Canshuuraha ee Dekadda Muqdisho.

Dadka Xukunkaas uu ku dhacay waxaa ka mid ah madaxii hore ee Canshuuraha Dekadda Muqdisho Axmed Cabdullahi Samow iyo 7 ka mid ah dadkii la shaqeynayay kuwaas oo lagu xukumay min saddex Sano oo Xabsi ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe