Hobyo Magaalo hormar sameysay una baahan maalgashi dhinacyo kala duwan leh.
Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug waa isha dhaqaalaha Galmudug
Magaalada Hobyo ayaa raja badan waxaa ay yeelatay Markii Gudiga GOB Hobyo ay gareen islamarkana ay u sameyeen wadooyin badan oo hadda quruxda Hobyo soo saartay
Sawirada Liban Cajib

