Waxaa Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug Kusii Qulqulaya Masuuliyiin Katirsan maamulka Galmudug,Siyaasiyiin Iyo Qaybaha Kaladuwan Ee Bulshada Halkaasi Oo Lafilayo In maalinimada Bari ah ay gaaraan R/wsaaraha Dalka Xasan CaliKhayre Iyo Madaxwaynha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf .
Masuuliyiinta Gaaray Magaalada Hobyo Waxaa Kamida Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Maamulka Galmudg Maxamed Aadan Qalabxoor isaga Oo Lahadlayay Codka Gobolada Dhexe Ayuu Sheegay In  R/wasaaraha soomaaliya  Halkaasi Xariga Uu Kaga Jari Doono Waddada Xiriirisa Hobyo Iyo Gaalkacyo Oo Dib-udhis Lagu sameeyay.
Halkaan Kadhagayso