Friday, July 3, 2026
HomeWararDibaddaShir looga hadlayo hannaanka dib u dhiska nidaamyada Cuntada ee Somalia oo...

Shir looga hadlayo hannaanka dib u dhiska nidaamyada Cuntada ee Somalia oo Maanta furmay{AKHRISO}

Shirweynahaan Qaran ayaa waxaa daah-furey Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Ahmed Mathobe Nunow, waxaana wasiirku u mahadceliyay wakiilladii ka socday Urur Goboleedka IGAD, Global Network Against Food Crises iyo HDP Nexus Coalition.

 

 

Wasiir Axmed Baashi ayaa dul-istaagay dadaaladda wasaaradda beeraha ee ku aadan dardargalinta hiigsiga Qaran iyo dib-u dhiska nidaamka Cuntada waara, kaasoo adkeysi leh, oo loo dhan yahay.

Shirkaan  ayaa waxa uu socon doonaa muddo afar bari ah waxana jiri doono doodo badan oo ku aadan caqabada iyo fursaha horyaalo hannaanka dib-udhiska nidaamka cuntada ugu dambayna waxaa  laga soo saari doono talooyin wax ku ool ah.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe